HomeWararSawirro:-Mudo 45 Daqiiqo ah Kadib oo lagu guuleestay in la Furo...

Sawirro:-Mudo 45 Daqiiqo ah Kadib oo lagu guuleestay in la Furo Wadadii uu Caawa qaraxa ka dhacay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Waaxda Nadaafada gobolka Banadir ee dowladda hoose ayaa Caawa waxa ay howlo Nadaafadeed ka bilaabeen Goobtii uu Caawa qaraxa Gaari ka dhacay ee Agagaarka Isbitaalka Daaru-Shifaa ee Magaalada Muqdisho. Wadada ayaa mudo Saacad u dhow u xirantay burburka Gawaarida iyo qaar ka mid ah Goobaha Ganacsi ee ku yaala Goobta uu qaraxa ka dhacay,waxaana hakad […]

- Advertisement -

Waaxda Nadaafada gobolka Banadir ee dowladda hoose ayaa Caawa waxa ay howlo Nadaafadeed ka bilaabeen Goobtii uu Caawa qaraxa Gaari ka dhacay ee Agagaarka Isbitaalka Daaru-Shifaa ee Magaalada Muqdisho.

Wadada ayaa mudo Saacad u dhow u xirantay burburka Gawaarida iyo qaar ka mid ah Goobaha Ganacsi ee ku yaala Goobta uu qaraxa ka dhacay,waxaana hakad ku jiray isu socodka Gaadiidka.

- Advertisement -

Mudo 45,Daqiiqo kadib Waaxda Nadaafada gobolka Banadir ee dowladda hoose ayaa waxa ay ku guuleesteen in ay goobtii Nadiifiyaan islamarkaana dadka iyo Gaadiidka  ay si caadi ah u isticmaalaan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada sida ay Goobta noqotay iyo sida durba laga dhigay.

 

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories