HomeMaqalDhageyso:- Guddiga Madaxa banaan ee doorashoyinka Qaranka oo shaaciyay sida ay dalka...

Dhageyso:- Guddiga Madaxa banaan ee doorashoyinka Qaranka oo shaaciyay sida ay dalka uga dhici karto doorasho Qof iyo Cod ah

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Guddiga Madaxa banaan ee dooroshoyinka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay  in ay isku diyaarinayaan  in Dalka  ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah marka la gaaro Sanadka 2021 doorashaas oo la qorsheyay in ay ka duwanaato kuwi horay  uga dhici jiray Dalka  iyadoo Guddigu  madaxa banaan  ee doorashooyinka qaranka ay mudooyinkaan ku howlanaayeen diyaarinta hananka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Madaxa banaan ee dooroshoyinka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay  in ay isku diyaarinayaan  in Dalka  ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah marka la gaaro Sanadka 2021 doorashaas oo la qorsheyay in ay ka duwanaato kuwi horay  uga dhici jiray Dalka  iyadoo Guddigu  madaxa banaan  ee doorashooyinka qaranka ay mudooyinkaan ku howlanaayeen diyaarinta hananka loo marayo doorashoyinka Dalka.

Sayid Cali Shiiq maxamed  gudoomiye ku xigeenka gudiga badaxa banan ee doorashooyinka qaranka iyo Khaliif Maxamed Ducaale la taliyaha dhinca sharciga gudiga badaxa banaan oo maanta ka qeyb galay Barnaamij ka baxayay Warbaahinta dowladda ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay gudiga iyo waxyaabaha ay hiigsanayaaan Sanadka 2021 oo Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in Dalka ka dhacayso doorasho

- Advertisement -

Marka lagaaro Sanadka 2021 ayaa waxaa lagu wadaa in ay Dalka ka dhacdo doorosho qof iyo Cod ah waxaana jira u diyaar garoow xoogan oo ay wadaan guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranku.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddiga Doorashooyinka 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...

No posts to display