HomeMaqalDhageyso:-Wasiirka Wasaarada Cadaalada oo sheegay in la dadajin doono dhismaha Golaha...

Dhageyso:-Wasiirka Wasaarada Cadaalada oo sheegay in la dadajin doono dhismaha Golaha Adeega Garsoorka dalka

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in kulankii Baarlmaanka Soomaliya ee uu dhawaAn hortegay ee looga dalbady in uu soo dedejiyo dhisida Golaha Adeega Garsoorka dalka uu aad u soo dhaweynayo islamarkaana ay tahay talaabo fiican. Waxa uu sheegay in Wasaaradu ay ku dadaali doonto sidii loo dhisi lahaa Golaha Adeega Garsoorka […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in kulankii Baarlmaanka Soomaliya ee uu dhawaAn hortegay ee looga dalbady in uu soo dedejiyo dhisida Golaha Adeega Garsoorka dalka uu aad u soo dhaweynayo islamarkaana ay tahay talaabo fiican.

Waxa uu sheegay in Wasaaradu ay ku dadaali doonto sidii loo dhisi lahaa Golaha Adeega Garsoorka dalka kuwaas oo ay baahi weyn u qabaan Shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Wasiirka aya hadalkan ka sheegay xili uu ka qeybgalayay Munaasabad tababar loogu furayay Kal kaaliyaal ka tirsan Wasaarada Cadaalada Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Cadaalada Soomaaliya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories