HomeWararMadaxda ugu sareysa dalka oo soo farageliyay khilaafka Wasiir Xoosh iyo Xildhibaanada

Madaxda ugu sareysa dalka oo soo farageliyay khilaafka Wasiir Xoosh iyo Xildhibaanada

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kulamo Gooni gooni ah oo xal looga gaarayo mooshinka ka yaala Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xalay ilaa Saacadihii la soo dhaafay waxa uu ka socday Magaalada Muqdisho. Kulamadaan ayaa waxaa qeyb ka ah madaxda ugu sareysa dalka kadib markii uu cirka isku shareeraray khilaafka u dhaxeeya Xildhibaanada iyo Wasiir Xoosh. Madaxweyne Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulamo Gooni gooni ah oo xal looga gaarayo mooshinka ka yaala Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xalay ilaa Saacadihii la soo dhaafay waxa uu ka socday Magaalada Muqdisho.

Kulamadaan ayaa waxaa qeyb ka ah madaxda ugu sareysa dalka kadib markii uu cirka isku shareeraray khilaafka u dhaxeeya Xildhibaanada iyo Wasiir Xoosh.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,oo soo dhexgalay khilaafkaan ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka gudbiyay Wasiirka ayaa waxa ay weli ku adkeysanayaan in ay la xisaab tamayaan Wasiirka islamarkaana Go’aankooda aysan dib uga laabaneyn.

Arinta cirka u kicisay xiisada Wasiir Xoosh iyo Xildhibaanada ayaa ah in Barta uu ku leeyahay Twetter-ka uu soo dhigayay hadalo xanaf ah.

Qodobka 60’aad farqadiisa C,ee Dastuurka Soomaaliya ayaa cadeynaya in Xildhibaanadu ay u yeeri karaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Golihiisa Wasiirada iyo dhamaan Guddiyada Xukuumadda si ay ula xisaabtamaan.

- Advertisement -

Shalay ayaa lagu balansanaa in uu Baarlamaanka Soomaaliya uu hortago Wasiir Xoosh in kastoo uu Goobjoog ahaa Xarunta Golaha Shacabka  ayaa hadana kulanka Baarlamaanka waxa uu u furmi waayay Kooram la’aan,si ay Go,aan uga gaaraan dib u eegis lagu sameeyo xilheyntiisa

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts