HomeWararAkhriso:-Dowladda oo ka noqotay Heshiisyo ay dowladdii hore la gashay Shirkado Gaar...

Akhriso:-Dowladda oo ka noqotay Heshiisyo ay dowladdii hore la gashay Shirkado Gaar ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladda Soomaaliya ayaa dib uga laabatay dhaman heshiisyo ay horay ul gashay Shirkado gaar loo leeyahay oo deegyo u qabta dowladda Federaalka Soomaaliya. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Cabdirxmaan Ducaale beyle,Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya ayaa lagula socod siiyay Shirkadaha dalka k howlgalla islamarkaana lala socod siinayay Madxweynaha,Ra’iisul Wasaaraha,Xisaabiyaha Guud, Hantidhowrka Qaranka iyo Hay’ddaha kale ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa dib uga laabatay dhaman heshiisyo ay horay ul gashay Shirkado gaar loo leeyahay oo deegyo u qabta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Cabdirxmaan Ducaale beyle,Wasiirka Wasaarada Maaliyada Soomaaliya ayaa lagula socod siiyay Shirkadaha dalka k howlgalla islamarkaana lala socod siinayay Madxweynaha,Ra’iisul Wasaaraha,Xisaabiyaha Guud, Hantidhowrka Qaranka iyo Hay’ddaha kale ee dalka.

- Advertisement -

Wareegtadn ayaa lagu cadeeyay in laga bilaabo 31 July inay xukuumadda Federaalka  ka baxday dhamaan heshiisyadii ay kula jirtey shirkadaha sida qaaska ah loo leeyahay,iyada oo shirkadahaas oo qabtay Mudo laba Maalin ah.

Shirkadaha heshiiska lagala laabtay oo laga leeyahay dhamaantood dalka oo gaaraya ilaa 17 Shirkadood ayaa waxa ay kala yihiin.

1- .Shirkadda Visooyinka,

- Advertisement -

2-.Shirkadda Pasaporka,

3- Shirkadda Lesinada iyo Taargooyinka,

4- Shirkadda Tresmitralaha,

5- Shirkadda Gaadiidka Airporka,

6- Shirkadda Sameysa Shahaadooyinka

7-Shirkadda Notaayoyinka/Superlogoyinka,

8- Shirkadda Quality Controlka,

9-. Shirkadda PGM ee Dekadda

11- Shirkadda Scanka Dekadda,

12-Shirkadda Shatiyada kala duwan,

13- Shirkadda Sameyso Dhalashada iyo Kaarka Aqoonsiga.

14- Shirkadda Canshuuraha Guryaha,

15 Shirkadda Shidaalka siisa Ciidanka,

16 Shirkadda Raashinka iyo Cuntada siisa Police-ka,

17 – Shirkadda Shidaalka siiso Gobolka Banaadir.

Heshiiskaan wax saameyn ah kuma yeelan doona shirkadha laga leeyahay dalk turkiga ee maamula Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo dekadda weyn Intaba.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Wasiirka Maaliyada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts