HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Cosoble oo balan qaad u sameeyey Ciidamada Booliiska Hir-Shabeelle

Dhageyso:-Madaxweyne Cosoble oo balan qaad u sameeyey Ciidamada Booliiska Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble,ayaa sheegay in ciidamada Booliska ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan aysan muddo badan helin xuquuda Ciidamada isagoona lambaro siiyay Ciidamada Booliska Baladweyne. ”Waxaa marqaati ka ahay in ciidamada Boliska ay muddo badan ku soo shaqeeyeen  xuquuq la’aan ,waxa marqaati ka ahay in tabaro badan oo aad u […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble,ayaa sheegay in ciidamada Booliska ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan aysan muddo badan helin xuquuda Ciidamada isagoona lambaro siiyay Ciidamada Booliska Baladweyne.

”Waxaa marqaati ka ahay in ciidamada Boliska ay muddo badan ku soo shaqeeyeen  xuquuq la’aan ,waxa marqaati ka ahay in tabaro badan oo aad u baahneedeyn aadan helin” Ayuu yiri madaxweynaha HirShabeele.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in dhawaan ay Ciidamadu heli doonaan Mushaaraadkooda iyo daryeelkood Guud si ay ugu Shaqeeyan Bulshada ku nool Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran.

Hadalkaan ayaa Madaxweyne Cosoble waxa uu shegay xili ay kormeer ku tageen isaga iyo Masuuliyiinta Maamulka gobolka Hiiraan Saldhiga Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyne.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Cosoble

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories