HomeWararWariye ka tirsan Tv-ga SBC oo Xabsiga loo taxaabay

Wariye ka tirsan Tv-ga SBC oo Xabsiga loo taxaabay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxaa weli Xabsi ku yaala Magaalada Gibiley ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ku xiran Wariye Guuleed Cali Ibraahim kadib markii dhawaan ay xireen Ciidamada Soomaaliland. Wariyahaan ayaa Xabsiga ku jira Maalintii Saddexaad markii  mid ka mid ah Xabsiyada halkaasi ku yaala uu Warbixin ka soo duubay taas oo keentay in ay Ciidamadu xiraan. Wariye Guuleed Cali […]

- Advertisement -

Waxaa weli Xabsi ku yaala Magaalada Gibiley ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ku xiran Wariye Guuleed Cali Ibraahim kadib markii dhawaan ay xireen Ciidamada Soomaaliland.

Wariyahaan ayaa Xabsiga ku jira Maalintii Saddexaad markii  mid ka mid ah Xabsiyada halkaasi ku yaala uu Warbixin ka soo duubay taas oo keentay in ay Ciidamadu xiraan.

- Advertisement -

Wariye Guuleed Cali Ibraahim ayaa ka mid ah Wariyaasha ka howlgala Magaalada Gibileey,sidoo kalena Waa Wakiilka Tv-ga Sbc ee deegaanadaas.

Qaar kamid ah wariyaasha Madaxa Bannaan ee ka hawlgala magaaladaasi ayaa xariga wariyaha waxay ku tilmaameen sharci daro iyagoo sheegay inuu garab marsanyahay qodobka 32,aad kaas oo dhigaya inuu qof walba dhiiban karo Figradiisa isaguna uu gudbiyey Taasna aysan ahayn lagu xiro.

Sikastaba dhawaan ayay aheyd markii Maamulka Magaalada Gibiley ay sheegeen in marnaba aan Warbixino laga diyaarin Karin magaaladaas,iyada oo  Maamulkooda aan lagu soo wargelin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories