HomeWararDEG DEG:-Taliyaha Nabad-Sugida Soomaaliya oo sheegay in talaabo laga qaadayo Dadkii ka...

DEG DEG:-Taliyaha Nabad-Sugida Soomaaliya oo sheegay in talaabo laga qaadayo Dadkii ka dambeeyay dagaaladii Maanta

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa ka hadlay dagaaladii Maanta siwadjir ah uga kala dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Meleteeriga Soomaaliya iyo kuwa Nabad-Sugida Soomaaliya. Taliye Sambaloolshe  ayaa sheegay in Dagaaladii ka dhacay Muqdisho Maanta baaritaano dheer ah  lagu sameyn doono  cidii ay ku soo […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa ka hadlay dagaaladii Maanta siwadjir ah uga kala dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Meleteeriga Soomaaliya iyo kuwa Nabad-Sugida Soomaaliya.

Taliye Sambaloolshe  ayaa sheegay in Dagaaladii ka dhacay Muqdisho Maanta baaritaano dheer ah  lagu sameyn doono  cidii ay ku soo baxdo ama ku lugyeelata  talaabo  laga qaadi doono,

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Amniga Muqdisho haatan uu yahay mid hagaagsan  kooxihii Nabadda diidanaana  ee cadwga ahaana laga guuleestay.

Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida Soomaaliya aya sheegay in ay jiraan dad radinaya Xumanta dowladda islamarkaana Baraha bulsahda ku dacaayadeyna,iyaga oo sheeganaya in ay  xasaanad leeyihiin.

Taliye Sambalooshe ayaa haatan shir Jaraa’id oo toos ah ku qabanaya Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories