HomeWararAskar lagu dilay dagaal ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka

Askar lagu dilay dagaal ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Iskahor kooban ayaa Galabta Agagaarka Tiyaatarka Qaranka waxa uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Meeleteriga Soomaaliya iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida Soomaaliya iskahor imaadkaas oo dhaliyay khasaaro Nafeed. Arintaan ayaa ayaa salka ku heysa xurguf u dhaxeysa Maanta Ciidamada Nabad-Sugida iyo kuwa Meleteeriga Soomaaliya taas oo maanta ka soo bilaabatay qeybo ka mid […]

- Advertisement -

Iskahor kooban ayaa Galabta Agagaarka Tiyaatarka Qaranka waxa uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Meeleteriga Soomaaliya iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida Soomaaliya iskahor imaadkaas oo dhaliyay khasaaro Nafeed.

Arintaan ayaa ayaa salka ku heysa xurguf u dhaxeysa Maanta Ciidamada Nabad-Sugida iyo kuwa Meleteeriga Soomaaliya taas oo maanta ka soo bilaabatay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Ilaa Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada Nabad-Sugida ayaa la sheegay in ay ku geeriyooden dagaal kooban oo ka dhacay ka soo horjeedka tiyaatarka Qaranka,kuwaas oo hada yaala meydkooda agagaarka Tiyaatarka.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay sheegayean in Agagaarka Tiyaatarka ilaa Guriga Hooyooyinka ay gaareen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya kuwaas oo la wareegay amaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories