HomeMaqalDhageyso:-Banaanbax ka dhan ah Israa’iil oo laga iclaamiyay Magaalada Muqdisho

Dhageyso:-Banaanbax ka dhan ah Israa’iil oo laga iclaamiyay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Magaalada Muqdisho waxaa manta kulan ku yeeshay Msuuliyiin k tirsan Hay’adda Majmca culumada soomaaliyeed,iyada oo kulankooda ay uga hadleen Xasuuqa ay Israel ka wado Daanta galbeed ee Dhulka Reer Falastiiniyiin. Masuuliyiinta Hay’adda ayaa Cambaareeyay falkaas,waxa ayna sheegeen in ay iclaminayaan Banaanbax ka dhan ah dowladda Israa’iil iyo falalka ay ka wado dhulka ay leyihiin Shacabka […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa manta kulan ku yeeshay Msuuliyiin k tirsan Hay’adda Majmca culumada soomaaliyeed,iyada oo kulankooda ay uga hadleen Xasuuqa ay Israel ka wado Daanta galbeed ee Dhulka Reer Falastiiniyiin.

Masuuliyiinta Hay’adda ayaa Cambaareeyay falkaas,waxa ayna sheegeen in ay iclaminayaan Banaanbax ka dhan ah dowladda Israa’iil iyo falalka ay ka wado dhulka ay leyihiin Shacabka Muslimiinta ah ee Reer Falastiiniyiin.

- Advertisement -

Culumada ayaa waxa ay sheegeen in banaanbaxaas lagu muujin doono sid ay uga xunyihiin falkaas,islamarkaana Shacabka Falastiiniyiinta ee Walaalaha ay dhibka gaaraya la qeybsanayaan sida lagu sheegay Warka ka soo baxay Majmaca Culumada Soomaaliyeed.

Sidoo kle culumada aya kulankooda ku dalbaday in sideg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya ka soo cusboonaaday.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay’adda Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warka ka soo baxay Culumada.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Culumada Soomaliyeed:-

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories