HomeWararXaafad walba oo ka tirsan Gobolka Banaadir oo loo sameynayo Ciidamo Gaar...

Xaafad walba oo ka tirsan Gobolka Banaadir oo loo sameynayo Ciidamo Gaar ah

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Taliyaha Ciidamada Booliisk Soomaaliyeed Gen, Cabdixakiin Daahir Siciid Saacid,ayaa sheegay in dhawaan dowladda soomaaliya ay sameyn doonto Ciidamo gaar ah kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida amniga degmooyinka Gobolkan Banaadir. Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in Xaafad walba oo ka tirsan Gobolkaan Banaadir la geyn doono Boqol Askari,kuwaas oo si dhow iyo sidheerba ula […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Booliisk Soomaaliyeed Gen, Cabdixakiin Daahir Siciid Saacid,ayaa sheegay in dhawaan dowladda soomaaliya ay sameyn doonto Ciidamo gaar ah kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida amniga degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in Xaafad walba oo ka tirsan Gobolkaan Banaadir la geyn doono Boqol Askari,kuwaas oo si dhow iyo sidheerba ula socon doona Sugida dhanka amniga iyaga oo la Shaqeyn doona Ciidamada booliiska eek u sugan Saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale Gen,Saacid ugu baaqay Ciidamada Booliiska Soomaaliya in ay siwnagsan ula dhaqmaan Shacabka maadaama Shacabku uu xilgaan kalsooni buuxdo uu ka helayo ciidamada Booliiska oo ah lafdhabarka dhanka amniga.

Hadalka taliyaha ayaa ku soo aadaya xili dhawaan Wasiirka Amniga Soomaaliya uu sheegay in la sameyn doono Ciidamo gaar ah kuwaas oo ka qeyb qaadan doonaan Sugida amniga Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories