HomeMaqalDhageyso:-lacagta Wadamada Itoobiya iyo Kenya oo laga isticmaalayo Gobolada qaar ee dalka

Dhageyso:-lacagta Wadamada Itoobiya iyo Kenya oo laga isticmaalayo Gobolada qaar ee dalka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

maalmihii la soo dhaafay qeybo ka mid ah dalka waxaa ka jiray xiisado ku aadan diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga ah taas oo keentay in deegaanada iyo degmooyinka ku teedsan xaduudaha ay Soomaaliya la wadaagto Dalalka aan dersika nahay laga istimaalo lacagta Wadamadaas. Lacagta Birta Itoobiya iyo Shilinka dalka Kenya ayay dadku sicaadi ah u isticmaalayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

maalmihii la soo dhaafay qeybo ka mid ah dalka waxaa ka jiray xiisado ku aadan diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga ah taas oo keentay in deegaanada iyo degmooyinka ku teedsan xaduudaha ay Soomaaliya la wadaagto Dalalka aan dersika nahay laga istimaalo lacagta Wadamadaas.

Lacagta Birta Itoobiya iyo Shilinka dalka Kenya ayay dadku sicaadi ah u isticmaalayaan kadib markii la diiday lacagta shilinka Soomaaliga ah waxaana la isweeydiinayaa cida iskaleh masuuliyadaas.

- Advertisement -

Dr  C/Waaxid Cabdullaahi Warsame oo ku nool Gobolka Ohio ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in arintaasi ay tahay Nasiibdaro lagana doonayo in dadka Soomaaliyeed ay iyaga ilaashadaan lacagtooda.

sidoo kale waxa uu Masuuliyada arintaan dusha uga tuuray in ay leedhay dowladda Federaalka Soomaaliya,islamarkaana tani ay keeneyso Sicir barar.

Hoos Ka Dhageyso Codka Aqoonyahanka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display