HomeMaqalDhageyso:-Shacabka Puntland oo ku kala duwan kala diristii Golaha Wasiirada Maamulkaas

Dhageyso:-Shacabka Puntland oo ku kala duwan kala diristii Golaha Wasiirada Maamulkaas

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa si weyn usoo dhaweeyey go’aankii ay Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala laabteen Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Puntland.

Qaar ka mid ah Shacabka ku dhaqan deeganaada Maamul Goboleedka Puntland oo u waramay Warbaahinta  ayaa sheegay in Golaha wasiiradda ee kalsoonida lagala laabtay ay ku fashilmeen shaqadii loo idmaday ayagoo aad u bogaadiyey go’aanka ay qaateen Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay ugu baaqeen madaxweyne Puntland in uu soo dhisi Golo Wasiiro oo tayo leh kuwaas oo waxka qabta dhibaayooin adag oo ka jira Puntland

Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u aqbalay go’aanka Barlamaanka ee kalsooni kala noqoshada golaha Wasiiradda Maamulka Puntland waxa uuna balanqaaday in uu si dhaqso ah kusoo dhisi doono Golo Wasiiro Cusub.

Hoos Ka Dhageyso Codka Shacabka

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories