HomeMaqalDhageyso:-Wararkii ugu Dambeeyay ee Shaqaalihii laga afduubtay duleedka Baydhabo

Dhageyso:-Wararkii ugu Dambeeyay ee Shaqaalihii laga afduubtay duleedka Baydhabo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Al-Shabaab ayaa weli Gacanta ku haya Shaqaale Samafal oo gaaraya ilaa 7 islamarkaana Shalay ay ka afduubteen deegaanka Deeynuunaay ee duleedka Degmada Bydhabo Xarunta Gobolka Baay. Shaqaalahaan ayaa u Shqeynayay Hay’ad Samafal oo  lagu Magacaabo Gareda tas oo qaabilsan Gargaarka iyo Caawint dadk dantyar. Gudoomiyaha Gobolka Baay ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Wardheere Dooyoow […]

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa weli Gacanta ku haya Shaqaale Samafal oo gaaraya ilaa 7 islamarkaana Shalay ay ka afduubteen deegaanka Deeynuunaay ee duleedka Degmada Bydhabo Xarunta Gobolka Baay.

Shaqaalahaan ayaa u Shqeynayay Hay’ad Samafal oo  lagu Magacaabo Gareda tas oo qaabilsan Gargaarka iyo Caawint dadk dantyar.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Baay ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Wardheere Dooyoow  oo la hadlay Idaacadda Voa,da laanteda fka Soomaaliga ayaa sheegay in  ay arinatas la socdaan islamarkaana aan weli wax xiriir ah laga heynin.

Waxaa la weydiiyay Su’aal ku saabsaneed in ay Al-Shabaab dalbadeen in lasiiyo lacago madax furasho ay ayaa waxa uu sheegay in warkaas uusan soo agarain hadii ay dalbadaanan aysan bixin doonin.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha Gobolka Baay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories