HomeWararSawirro:-Ra'iisul Wasaare kheyre oo booqday deegaanka Goobweyn ee duleedka Kismaayo

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo booqday deegaanka Goobweyn ee duleedka Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ku labisan dareeska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo Xubno la socday ayaa waxaa ay Maanta booqasho ku tageen deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 15KM,u jira Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Jubbaland. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa masuuliyiin ay ka mid yihiin ra’iisul wasaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ku labisan dareeska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo Xubno la socday ayaa waxaa ay Maanta booqasho ku tageen deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 15KM,u jira Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Jubbaland.

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa masuuliyiin ay ka mid yihiin ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Abuukate Mahdi Maxamed Guuleed,wasiirka Amniga Maxamed Abuukar  Islaaw Ducaale iyo sidoo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe)

- Advertisement -

Xubnahaan ayaa soo indha indheeyay Goobo Taariikhi ah oo ku yaala deegaanka Goobeyn kuwaas oo dalxiiska ku fiican.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo garab taagan yahay  Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Dowlada Federaalka ah ku dhiiri geliyay in la maalgaliyo goobaha qurxoon oo ay kamid tahay deegaanka Goobweyn oo ay maanta booqdeen.

“Goobweyn waa meel qurux badan oo maalgashiga ku wanaagsan waxaan Bulshada u sheegaynaa in ay Dalxiis halkan u yimaadaan oo ay Dalkooda maalgashadaan”

- Advertisement -

Wafdiga ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in gelinka dambe ee Maanta ay soo gaba gabeeyaan Safarka ay ku joogaan  Magaaalda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose

Sawirro

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts