HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Puntland iyo Guddiga soo dhaweynta oo la...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Puntland iyo Guddiga soo dhaweynta oo la magacaabay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ku wajahan Puntland waxaa hada Bilowday diyaar garoow ku aadan soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya . Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Gaas ayaa waxa uu magacaabay Guddiga loo xilsaaray soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku soo wajahan Puntland si uu so Booqdo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ku wajahan Puntland waxaa hada Bilowday diyaar garoow ku aadan soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya .

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Gaas ayaa waxa uu magacaabay Guddiga loo xilsaaray soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku soo wajahan Puntland si uu so Booqdo Hormarka  Puntland ay ku tilaabsatay mudii  18 sano ay jirtay Puntland .

- Advertisement -

Magcaabida Gudidaas ayaa waxaa lugu sheegay shirkii Golaha Wasiirada  Puntland uu shir gudoominayay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas.

Madaxwyen Faramajo ayaa horay u tegay Magaalooyinka Cadaado iyo Kismaayo,waxan la filaaya in Maalmaha soo socda uu booqasho ku tago deegaanada uu ka arimiyo Maamul Goboleedka puntland

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts