HomeWararSawirro:-Mid ka mid ah Wadooyinka Muqdisho oo socodkeeda kugu qaadaneyso mudo Saacad...

Sawirro:-Mid ka mid ah Wadooyinka Muqdisho oo socodkeeda kugu qaadaneyso mudo Saacad ah

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wadada u dhaxeysa Isgoyasyada Zoope ilaa Km4,ayaa waxaa haatan laga dareemayaa ciriira aad u weyn,iyada oo la arkayo Gawaarida noocyadooda kala duwan oo safdheer ku jira.

Markii aad Gaari ka soo raacdo qeybo ka mid ah suuqa degmada Wadajir ama Isgoyska Banaadir,waxa ay kugu qaadaneysa in aad soo gaarto Isgoyska Taleex mudo Saacad iyo ka badan ah.

- Advertisement -

Isgoyska Zoope ilaa Km,4,ayaa waxaa isku xiray Gawaari farabadan oo isugu jira nooca yar yar ee raaxada iyo waliba mid ka dadweynaha ee Bii’elka loo yaqaano.

Ciidamada xasilinta amniga Muqdishoa ayaa ku sugan badi Wadoyinka Muqdisho iyaga oo ka wada howlgallo baaritaano ah taas oo mararka qaar saameyn ku yaalata isusocodka Gaadiidka.

Shacabka qaarkood oo arintaan dhibsaday,ayaa mararka qaar sameynaya in ay cagtooda maalaan oo ay lugeeyaan si ay si fudud u gaaraan halkii ay u socdeen.

- Advertisement -

W/D/ Cabduqadir Jakaarta

  

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories