HomeWararMadaxda IGAD,oo digniin ka soo saartay Khilaafka Wadamada Carabta

Madaxda IGAD,oo digniin ka soo saartay Khilaafka Wadamada Carabta

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxda Urur Goboleedka IGAD,ayaa digniin culus ka soo saartay khilaafka u dhaxeeya Wadamada Carabta qaarkood in uu saameyn ku yeesho Wadamada Qaarada Afrika,taasina ay keento deganaansho la’aan. Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ah Madaxa Urur Goboleedka IGAD,ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ayaa aad uga xun tahay khilaafka u dhaxeeya Wadamada Carabta islamarkaana uu […]

- Advertisement -

Madaxda Urur Goboleedka IGAD,ayaa digniin culus ka soo saartay khilaafka u dhaxeeya Wadamada Carabta qaarkood in uu saameyn ku yeesho Wadamada Qaarada Afrika,taasina ay keento deganaansho la’aan.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo ah Madaxa Urur Goboleedka IGAD,ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ayaa aad uga xun tahay khilaafka u dhaxeeya Wadamada Carabta islamarkaana uu rajeynayo in khilaafkaas wadahadal laga galo xal buuxana laga gaaro.

- Advertisement -

Sidoo kale khudbad dheer oo laga baahiyay telefishinka dawladda ayaa waxa uu ka sheegay in Itoobiya ay taageersan tahay dadaalka ay wadaan Wadamada Carabta qaarkood oo lagu xalinayo khilaafkaas.

Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka ayaa weli taagan waxaana dowladda Qatar ay diidan tahay dhowr iyo toban qodob oo ay usoo bandhigeen Wadamadii xiriirka u jaray,waxana taasi ay dhalisay in ay sii xoojiso kilaafkii labada dhinac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories