HomeWararMid ka mid ah Nabadoonada Caanka ah oo qarax Gaari lagu dilay...

Mid ka mid ah Nabadoonada Caanka ah oo qarax Gaari lagu dilay M/Gaalkacyo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalakacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka dhacay qarax Gaarigiisa loogu xiray Mid ka m id ah Nabadoonada caanka ka ah Magaalada Gaalkac  ee Xarunta Gobolka Mudug. Nabadoon C/risaaq Muuse Nuur Yare ( Jaxeer)  ayaa xiliga qaraxu la kacay Gaarigiisa wuxuu marayey agaggaarka isbitaalka […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalakacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka dhacay qarax Gaarigiisa loogu xiray Mid ka m id ah Nabadoonada caanka ka ah Magaalada Gaalkac  ee Xarunta Gobolka Mudug.

Nabadoon C/risaaq Muuse Nuur Yare ( Jaxeer)  ayaa xiliga qaraxu la kacay Gaarigiisa wuxuu marayey agaggaarka isbitaalka dhagacade ee xafaada israac magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Wali ma cadda in Gaariga qaraxu horay ugu xirnaa iyo in meesha loogu aasay basle dhaawac culus oo meesha looga qaaday ayaa Xarunta Caafimadka inta uusan gaarin u geeriyooday waxaana Maydkiisa  la geeyey Isbitaalka Dhagacadde ee magaalada Gaalkacyo.

 

Qaraxa Masuulkan lagula eegtay magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo aadaya xili magaalada Gaalkacyo sidaan oo kale Gaarigiisa qarax loogu xiray Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan oo ka tirsanaa Golaha wakiilada Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories