HomeWararKala-Fadhiga Kulanka Baarlamaanka iyo xiisaha uu leeyahay Sanadkaan

Kala-Fadhiga Kulanka Baarlamaanka iyo xiisaha uu leeyahay Sanadkaan

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa hada waxa ay weli ku jiraan fasaxoodii caadiga ahaa balse haatan uu marayaa meel gaba gabo ah maadaama Sideeda bishaan la filayo in uu furmo kulankooda. Kala-Fahdiga kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sanadkaan ah mid xiiso badan,waxana Muqdisho ku soo qul qulaya Xildhibaanada dalka dibaddiisa ku maqan si ay kulankaas uga qeyb […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa hada waxa ay weli ku jiraan fasaxoodii caadiga ahaa balse haatan uu marayaa meel gaba gabo ah maadaama Sideeda bishaan la filayo in uu furmo kulankooda.

Kala-Fahdiga kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sanadkaan ah mid xiiso badan,waxana Muqdisho ku soo qul qulaya Xildhibaanada dalka dibaddiisa ku maqan si ay kulankaas uga qeyb galaan.

- Advertisement -

Guddoonka Baarlamaanka ayaa la xusuustaa inuu Xildhibaanada fasaxa ku maqan inuu u yeeri jiray, marka uu soo dhowaado Kalfadhiga Baarlamaanka, si ay dhaqse u soo xaroodaan, hase ahaatee Waxaa moodaa in Xildhibaanadii oo aan loo yeerin inay iskood dalka ugu soo laabanayaan, ka hor inta aan la gaarin furitaankii kalfadhiga.

Xildhibaanada ayaa qaarkood waxa ay wadaan Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre,walow ay jiraan Xildhibaano kale oo iyana mooshinkaas ka soo horjeeda.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in ay marqura isbedesho Siyaasada Soomaaliya oo hada ah mid degan,islamarkaana laga dhex dareemo Xarunta Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories