HomeWararXaalada Bahlawi oo soo hagaageysa

Xaalada Bahlawi oo soo hagaageysa

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Xaalada caafimaad ee agaasimihi wasaarada warfaafinta   C/risaaq Cali Yusuf Bahlaawi ayaa so hagaageysa kadib markii xalay Gaarigiisa Qarax Miino lagula eegtay xaafada Taleex ee degmada Hodan.

Bahlaawi ayaa dhaawicii soo gaaray waxaa hada lagu dabiibayaa Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdsho ee caasimadda Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Wasiirka warfaafinta iyo Qaar ka tirsan Masuuliyiinta Dowladda iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa ku booqday Isbitaalka, iyaga oo ka wareystay xaaladiisa caafimaad.

C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa warbaahinta u sheega xaaladiisa caafimaad in ay tahay mid wanaagsan.

- Advertisement -

 

Bahlaawi ayaa dhowaan laga qaaday xilkii Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, kadib markii lagu eedeeyay Musuq maasuq, booskiisa waxaa si ku meel gaar ah loogu dhiibay C/raxmaan Al-cadaala.

Latest stories