HomeWarar71 Maxbuus oo kamid ahaa Maxaabiistii uu Cafiska u fidiyay Madaxweyne Farmaajo...

71 Maxbuus oo kamid ahaa Maxaabiistii uu Cafiska u fidiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa Galabta laga siidaayay Xabsiga Dhexe

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

71 Maxbuus oo kamid ahaa Maxaabiistii uu Cafiska u fidiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa Galabta laga siidaayay Xabsiga Dhexe Sida wariyaheena oo arkay maxaabistan uu so sheegayo waxey noqonayaan  Qeybtii ugu Dambeysay ee la si daayo. Madaxweyne Farmaajo ayaa cafis u fidiyey maxaabis munaasabada 1 July darteed .   Maxaabiista ayaa waxa ka mid ah qof […]

- Advertisement -

71 Maxbuus oo kamid ahaa Maxaabiistii uu Cafiska u fidiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa Galabta laga siidaayay Xabsiga Dhexe

Sida wariyaheena oo arkay maxaabistan uu so sheegayo waxey noqonayaan  Qeybtii ugu Dambeysay ee la si daayo.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa cafis u fidiyey maxaabis munaasabada 1 July darteed .

 

Maxaabiista ayaa waxa ka mid ah qof sanad iyo bar u xirna lacag dhan 70$ .

Latest stories