HomeWararDEG DEG:Masuul ka tirsan Maamulka D/Deeyniile oo Caawa iskuday dil ka badbaaday

DEG DEG:Masuul ka tirsan Maamulka D/Deeyniile oo Caawa iskuday dil ka badbaaday

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

War goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in qarax lala eegtay Masuul ka tirsan maamulka degmada deeyniile ee Gobolkaan Banaadir. Qaraxaan ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaaalda muqdisho,waxana la sheegay in lala damacsanaa Gaari uu watay Masuul ka tirsan Maamulka degmada Deeyniile ee Gobolkaan Banaadir […]

- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in qarax lala eegtay Masuul ka tirsan maamulka degmada deeyniile ee Gobolkaan Banaadir.

Qaraxaan ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaaalda muqdisho,waxana la sheegay in lala damacsanaa Gaari uu watay Masuul ka tirsan Maamulka degmada Deeyniile ee Gobolkaan Banaadir kaas oo Magaciisa lagu sheegay Cali Cusmaan Wehliye.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in qaraxaas lala eegtay masuulka ka tirsan Maamulka degmada deeyniile ay ku geeriyoodeen dad Shacab ah oo marayay Goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wixii ku soo kordha kala socda

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories