HomeWararIsgaarsiintii degmada Buuloburde oo hawada ka maqan iyo dagaal Culus oo ka...

Isgaarsiintii degmada Buuloburde oo hawada ka maqan iyo dagaal Culus oo ka dhacay

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wararka aan maanta ka heleyno degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Isgaarsiintii degmadaas ay Maanta hawada ka maqan tahay kadib markii ay ku wada dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in degmadaas ay weerar ku qaadeen islamarkaana uu halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan maanta ka heleyno degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Isgaarsiintii degmadaas ay Maanta hawada ka maqan tahay kadib markii ay ku wada dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in degmadaas ay weerar ku qaadeen islamarkaana uu halkaasi dagaal ku dhex maray Ciidamada Jabuuti iyo kuwa dowladda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab taas oo keentay in ciidamada Jabuuti ay Hawada ka saaraan  Isgaarsiintii degmada Buulburde ee Gobolka hiiraan.

- Advertisement -

Macada khasaaraha kala gaaray labada dhinac ee wada dagaalamay mana la ogaan karo xaaalda dhabta ah ee ka jirta degmadaas maadaama ay weli Hawada ka maqan tahay isgaarsiinta Buuloburde.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts