HomeWararSawiro:Alshabaab oo shaacisay Muuqaaladii weerarkii Saldhigga Af-urur ee Puntland

Sawiro:Alshabaab oo shaacisay Muuqaaladii weerarkii Saldhigga Af-urur ee Puntland

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaaday Saldhigga Af-urur ee Gobolka Bari, maamulka Puntland 8-dii June  ee Sanadkaan 2017. Muuqaalada ay baahisay qeybta Alshabaab u qaabilsan warfaafinta waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay. Dagaalkaas ayaa la sheegay in […]

- Advertisement -

Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaaday Saldhigga Af-urur ee Gobolka Bari, maamulka Puntland 8-dii June  ee Sanadkaan 2017.

Muuqaalada ay baahisay qeybta Alshabaab u qaabilsan warfaafinta waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay.

- Advertisement -

Dagaalkaas ayaa la sheegay in lagu dilay 45 askari oo ka mida ciidamada Puntland oo ay ku jiraan saraakiishii ugu sareysay ee saldhiggaasi.

Sawiro

Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories