HomeWararShirka Urur goboleedka IGAD,oo Maanta ka furmaya dalka Itoobiya

Shirka Urur goboleedka IGAD,oo Maanta ka furmaya dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Adis-Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya uu ka furmo shir ay yeelanayaan Madaxda Wadamada urur goboleedka IGAD. Shirkan ayaa waxaa goordhow iclaamiyay Madaxda Urur goboleedka IGAD,ahan ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn,waxana Soomaaliya uga qeyb galaya wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirkaas ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii looga gudbi […]

- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Adis-Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya uu ka furmo shir ay yeelanayaan Madaxda Wadamada urur goboleedka IGAD.

Shirkan ayaa waxaa goordhow iclaamiyay Madaxda Urur goboleedka IGAD,ahan ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn,waxana Soomaaliya uga qeyb galaya wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Shirkaas ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka iyo dagaalada ka socda Suudaanta Koonfureed iyo sidii looga gudbi lahaa,waxayna madaxda ka doodi doonaan wadadii loo mri lh joojinta dagaalada ka socda Magaalada jubba ee Suudaanta Koonfureed.

Urur Goboleedka IGAD oo ay xubin ka tahay Soomaaliya, kana mid aheyd dalalkii aas aasay ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya uu ka qeyb galo shirkaas, oo noqon doona kii u horeeyay.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories