HomeWararCiidamada xasilinta amniga oo howlgal ka wada Muqdisho

Ciidamada xasilinta amniga oo howlgal ka wada Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa Manta Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ay howgalo ka wadaan degmooyin ak tirsan gobolkaan Banaadir howlgalladaas oo lagu xaqiijinayo d hanka amniga. Qaar ka mid ah Isgoysyada Waaweyn ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa  Ciidamada oo dadka iyo Gaadiidka baaraya,sidoo kale waxa uu howgalka intiisa badan ka socdaan Xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar-Jajab iyo […]

- Advertisement -

Waxaa Manta Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ay howgalo ka wadaan degmooyin ak tirsan gobolkaan Banaadir howlgalladaas oo lagu xaqiijinayo d hanka amniga.

Qaar ka mid ah Isgoysyada Waaweyn ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa  Ciidamada oo dadka iyo Gaadiidka baaraya,sidoo kale waxa uu howgalka intiisa badan ka socdaan Xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar-Jajab iyo Waaberi ee Gobolkaan Banaadir.

- Advertisement -

Wadada Maka-Almukarama ayaa ka mid ah goobaha sida weyn ay Ciidamadu dadka ugu baarayaan halka mararka qaar ay dadka Gawaarida ka dejinayaan islamarkaana ay baarayaan.

Tan iyo wixii ka dambeeyay Bisha Ramadaan ayaa Ciidamada xasilinta amniga waxa ay wadeen howlgallo lagu sugayo amniga iyadoo taasi ay keentay in xoogaa Nabadgelyo ah la dareemay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories