HomeWararDil saakay ka dhacay degmada Waaberi ee G/Banaadir

Dil saakay ka dhacay degmada Waaberi ee G/Banaadir

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Kooxo hubeysan ayaa saakay aroortii qeybo ka mid ah degmada Waaberi waxa ay ku dileen nin Ganacsado ah oo ka mid ahaa dadka ku nool degmadaasi. Falkaan ayaa ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Suuqa-beerta ee degmada Waaberi,iyadoona dadkii dilay ninkaas ay goobta ka baxsadeen. Ninka la dilay ayaa dadka ku nool degmada Waaberi gaar ahaan […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa saakay aroortii qeybo ka mid ah degmada Waaberi waxa ay ku dileen nin Ganacsado ah oo ka mid ahaa dadka ku nool degmadaasi.

Falkaan ayaa ka dhacay Xaafada lagu magacaabo Suuqa-beerta ee degmada Waaberi,iyadoona dadkii dilay ninkaas ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Ninka la dilay ayaa dadka ku nool degmada Waaberi gaar ahaan suuqa beerta waxa ay ku sheegeen in uu ka mid ahaa dadka Sariflayaasha ee ku nool degmadaas laguna magacaabi jiray Sheekh Axmed.

Dilka ka dib ayaa waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku waas oo baaritaano halkaasi ka sameeyay walow aan cidna loo soo qaban dilkaas.

Weli faah faahino dheeraad ah oo intaas ka baxsan lagama helin dilka saakay Ninka Ganacsadaha ah loogu geestay degmada Waaberi ee gobolkaan Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories