HomeWararSawiro:Madaxweyne Farmaajo oo u sheegay gudoomiyayaashi hore ee degmooyinka inaan la dayaci...

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo u sheegay gudoomiyayaashi hore ee degmooyinka inaan la dayaci doonin

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Madaxweyne Maxamed Farmaajo ayaa aqalkiisa Madaxtooyada afur ugu sameeyay Gudoomiyayaashii hore ee degmooyinka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha aya uga mahad celiyey gudoomiyayaashi hore hawhsi at u hayeen qaranka iyo sideey uso dhabar adeegeen.   kulanka ayaa la isku weydaaraaday aragtiyo xaalada dalka ku saabsan iyo mustaqbalka gudoomiyayaasha maadama ay waayeen xilalkoodi .   Ugu dambeyn Madaxweynaha […]

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Farmaajo ayaa aqalkiisa Madaxtooyada afur ugu sameeyay Gudoomiyayaashii hore ee degmooyinka Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha aya uga mahad celiyey gudoomiyayaashi hore hawhsi at u hayeen qaranka iyo sideey uso dhabar adeegeen.

- Advertisement -

 

kulanka ayaa la isku weydaaraaday aragtiyo xaalada dalka ku saabsan iyo mustaqbalka gudoomiyayaasha maadama ay waayeen xilalkoodi .

- Advertisement -

 

Ugu dambeyn Madaxweynaha wuxuu gydoomiyayaasha uga mahadceliyay shaqadii ay soo qabteen wuxuuna u sameeyay balan qaad ah ineysan dawladda dayaci doonin  .

Latest stories