HomeMaqalDhageyso:-Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo Gurigiisa dab qabad siiyay

Dhageyso:-Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo Gurigiisa dab qabad siiyay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayan in dab la qabad siiyay saacadihii la soo dhaafay tuulooyin ka tirsan Gobolkaas oo ay deganaayeen dad Shacab ah. Tuulada lagu magacaabo Busleey Daa’uud oo hoostagta degmada Janaale ee Gobolkaasi Shabeellaha hoose y la sheegay in ay Al-Shabaab dab qabad siiyeen […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayan in dab la qabad siiyay saacadihii la soo dhaafay tuulooyin ka tirsan Gobolkaas oo ay deganaayeen dad Shacab ah.

Tuulada lagu magacaabo Busleey Daa’uud oo hoostagta degmada Janaale ee Gobolkaasi Shabeellaha hoose y la sheegay in ay Al-Shabaab dab qabad siiyeen islamarkaana taasi ay sababtay in ay waxyeelo ka soo gartay dad Shacab ah.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamada deeganka Gobolka Shabeellaha hoose Maxmed Ciise ayaa dhacdadaan lagu gubay tuulada Busleey Da’uud ay ka dambeeyaan Al-Shabaab islamarkaana Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab uu leeyahay mid ka mid Guryaha gubanaya.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories