HomeWararAskar ku geeriyootay qarax ka dhacay Magaalada Jowhar

Askar ku geeriyootay qarax ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulka hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya. Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa loo dhigay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo marayay Garoonka Diyaaradaha ee degmada […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulka hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa loo dhigay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo marayay Garoonka Diyaaradaha ee degmada jowhar qaraxaas oo khasaaro u geestay ciidamadii saarnaa Gaariga.

- Advertisement -

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in qaraxaas ay ku geriyoodeen ilaa Sadax Askari laba kalena ay ku dhawacmeen kuwaas oo dhamaantood saarnaa Gaariga Cabdi Bilaha ahaa oo uu qaraxa qabsaday.

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Maamulka Hir-Shabeelle oo goobta ka agdhawaa ayaa tagay meesha uu qaraxa ka dhacay iyagoo sameeyay howlgal aan weli wax dad ah lagu qaban.

Dhanka kale xiriir aan la sameynay Maamulka Magaalada Jowhar ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino faah faahinada kale ee qaraxa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories