HomeWararMaxkamada Garoowe oo baadi goobeysa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Maxkamada Garoowe oo baadi goobeysa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Maxkamada Maamul goboleedka Puntland ayaa baadi goobeysa Xildhibaan feysal  Cabdullahi Guuleed oo ka tirsan baarlamanaka dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo lagu soo oogay dacwad ka dhan ah. Xildhibaanka ayaa Maxkamada Magaalada Garoowe ay amartay in uu yimaado 7/6/2017 Maxkamadda Horteeda iyadoo lagu eedeeyay in uu kiristay guri ku yaalla Magalada Garoowe balse uu Magaalada ka soo […]

- Advertisement -

Maxkamada Maamul goboleedka Puntland ayaa baadi goobeysa Xildhibaan feysal  Cabdullahi Guuleed oo ka tirsan baarlamanaka dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo lagu soo oogay dacwad ka dhan ah.

Xildhibaanka ayaa Maxkamada Magaalada Garoowe ay amartay in uu yimaado 7/6/2017 Maxkamadda Horteeda iyadoo lagu eedeeyay in uu kiristay guri ku yaalla Magalada Garoowe balse uu Magaalada ka soo tagay isagoo aan bixin lacagti lagu lahaa.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda koowaad ee Degmadda gorowe Cabdi nuur Ow jaamac Xuseen ayaa ku saxiixnaa Warqada ka soo baxday Maxkamada Magaalada Garoowe,waxana xildhibaanla la sheegay in weli gurigii uu u xiran yahay isagoo aan ka guurin taasina ay ka dhigan tahay in ay kiro ku socoto.

Xildhibaanka ayaa haatan ku sugan Magaalada Muqdisho waxana la sugayaa in uu dhawan ka jawaabo eedeynta loo soo jeediyay ee loo heesto lacagtii Guri uu kirestay islamarkaana uu hortago Maxkamada Madaniga ah ee Magalada Garoowe.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories