HomeWararMarkab Sida 420 tan oo Timir ah oo dekedda Muqdisho ku soo...

Markab Sida 420 tan oo Timir ah oo dekedda Muqdisho ku soo xirtay

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dekadda Weyn ee Magaalada Muqdisho waxa ku soo xirtay Markab sida Timir kaas oo ay Bisha Barakeysan ee Ramadaan in ay ku soomaan ugu talo gashay Hay’adda OIC. Markaabkaan ayaa sida Timir gaareysa  420 Ton,taas oo ay Shacabka Sooliyeed loogu talo galay in ay ku moodan bishaan Barakeysan ee Ramadaan. deeqdaan timirta ah ayaa waxaa Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dekadda Weyn ee Magaalada Muqdisho waxa ku soo xirtay Markab sida Timir kaas oo ay Bisha Barakeysan ee Ramadaan in ay ku soomaan ugu talo gashay Hay’adda OIC.

Markaabkaan ayaa sida Timir gaareysa  420 Ton,taas oo ay Shacabka Sooliyeed loogu talo galay in ay ku moodan bishaan Barakeysan ee Ramadaan.

- Advertisement -

deeqdaan timirta ah ayaa waxaa Soomaaliya ugu deeqday  Xarunta Xafiiska isbahaysiga islaamka OIC,taas oo Soomaaliya in badan ka Caawisa Shacabka Soomaaliya.

Maalma ka hor ayay haeyd markii Markab sida Shixnad Gargaar ah uu so gaaray Magaalada Muqdisho kaa soo ay la wareegeen Guddiga Gurmadka abaaraha.

Hay’adda OIC ayaa Soomaaliya ka Caawisa dhinacyo badan iyadoo dhawaan deegaanada Puntland ay ka hirgelisay Goobo loogu talo galay in ay ka afuraan dadka sooman.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts