HomeWararCiidamo farabadan oo la soo dhoobay Wadooyinka Waaweyn ee M/Muqdisho

Ciidamo farabadan oo la soo dhoobay Wadooyinka Waaweyn ee M/Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wadooyinka qaar ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa maanta lagu arkayaa ciidmada Xasilinta amniga muqdisho kuwaas oo isgoysyada qaar ku baaraya dadka iyo Gaadiidka isticmaala Wadooyinkaas si loo xaqiijiyo amniga Magaalada muqdisho. Ciidamada ayaa waxa ay dadka ku baarayaan qeybo kamid ah Wadada Maka-Almukarama sida Isgoysyada Zoope,KM4 iyo waliba Dabka,iyadoo ay joojinayaan Gawaarida yar yar si […]

- Advertisement -

Wadooyinka qaar ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa maanta lagu arkayaa ciidmada Xasilinta amniga muqdisho kuwaas oo isgoysyada qaar ku baaraya dadka iyo Gaadiidka isticmaala Wadooyinkaas si loo xaqiijiyo amniga Magaalada muqdisho.

Ciidamada ayaa waxa ay dadka ku baarayaan qeybo kamid ah Wadada Maka-Almukarama sida Isgoysyada Zoope,KM4 iyo waliba Dabka,iyadoo ay joojinayaan Gawaarida yar yar si ay u baaraan.

- Advertisement -

Weli majirto waxyaabo ay Ciidamadu ku soo qabteen howlgalkaas,balse Ciidamada ay dadka wata Gawaarida yar yar ku amraya in ay joojiyaan si baaritaano loogu sameeyo halka mararka qaar Gawaarida ay saaran yihiin dadka Shacabka ah ee loo yaqaano Bii’elka ay baarayaan.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Ciidamada Xasilinta amniga waxa ay Muqdisho ka wadeen howlgalo hub aruurin ah,iyadoona inta Ciidamadii Meleteriga ahaa Magaalada muqdisho laga saaray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories