HomeWararSawiro: Shil sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay G/Bari

Sawiro: Shil sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay G/Bari

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa Maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Bari kadib markii sida la sheegay ay isku dhaceen laba gaari. Shilkaan ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Carmo iyo Boosaaso ee Gobolka Bari,waxana inta la xqiijiyay ku geeriyooday laba ruux halka 10 kale ay ku dhaawacmeen […]

- Advertisement -

Shil Gaari oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa Maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Bari kadib markii sida la sheegay ay isku dhaceen laba gaari.

Shilkaan ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Carmo iyo Boosaaso ee Gobolka Bari,waxana inta la xqiijiyay ku geeriyooday laba ruux halka 10 kale ay ku dhaawacmeen oo saarnaa labadii gaari ee isku dhacday.

- Advertisement -

Goobta uu shilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray dadka deegaanka kuwaas oo gurmad u sameeyay dadkii ku waxyeelobay shilkaas,kuwaas oo badankood la geeyay Isbitaalka Magaalada Boosaaso.

Shilalka ka dhaca mararka qaar deegaanada ,Maamulka Puntland ayaa sababa khasaaraha dadka saaran gaarigaas,waxana loo sababeynayaa burburka Wadooyinka qaar ee deegaanada uu Maamulo Maamul goboleedka Puntland.

Sawiro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories