HomeWararGudoomiyaashii Laga Qaaday Xilalka Dagmooyinka G/Banaadir oo olole ka wada M/Cadaado

Gudoomiyaashii Laga Qaaday Xilalka Dagmooyinka G/Banaadir oo olole ka wada M/Cadaado

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Waxaa jiray in dhawaan Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay xilalkii ka qaaday ilaa 15 Gudoomiye degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir islamarkaana ay keentay kuwo kale oo bedelay masuuliyiintaas oo qaarkood mudo kooban hayay xilkaas. Xog ay heleyso Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegeysa in Gudoomiyaashii xialalkaas laga qaaday badankood ay aadeen dhanka Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa jiray in dhawaan Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay xilalkii ka qaaday ilaa 15 Gudoomiye degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir islamarkaana ay keentay kuwo kale oo bedelay masuuliyiintaas oo qaarkood mudo kooban hayay xilkaas.

Xog ay heleyso Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegeysa in Gudoomiyaashii xialalkaas laga qaaday badankood ay aadeen dhanka Magaalada Cadaado si ay xilal uga helaan Maamulka Galmudug oo dhawaan doortay Axmed Geelle ducaale(Xaaf) in uu hoggaamiyo.

- Advertisement -

Dad lagu kalsoon yahay oo ku sugan Magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in Gudoomiyaashi xilalka laga qaaday ee Gobolka Banaadir ay hada doonayaan in ay ka soo dhex muuqdaan Maamulka Galmudug iyagoo doonaya in ay helaan xilka Wasiirnimo iyo wax u dhigma.

Masuuliyiin ilaa iyo hada Magacyadooda la helay ee doonaya xilka Wasiirnimo ee Maamulka Galmudug ayaa waxa ay kala yihiin.

1: Axmed Nuur Cabdi Siyaad Gudoomiyihii hore ee Degmada Deeyniile.

- Advertisement -

2:  Qaasim Cabdullaahi Xasan Gudoomiyihii hore ee degmada Boondheere.

3: Yaasiin Nuur Ciise Gudoomiyihii hore ee degmada Warta-Nabada

4:  Axmed Cusmaan Dhoore Gudoomiyihii hore ee degmada Xamar-Jajab

5: Maxamed Muumin Maxamed Gudoomiyihii hore ee degmada Waaberi

6: C/Qaadir Cali Kulane Gudoomiyihii hore ee degmada Hodan

Magaalada Cadaado ayaa waxaa hada ka socda olole ay ku doonayaan in ay ku helaan xilaka Wasiirnimo ama ku xigeen,waxana xusid mudan in xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay Madaxweyne Xaf,u qabteenb mudo 75 Maalmood Gudahood ah in uu ku soo magacaabo Golihisa Wasiirada

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts