HomeWararDhageyso:-Maamulka Soomaaliland oo wax ka qabanaya Sicir barar ka jira M/Hargeysa

Dhageyso:-Maamulka Soomaaliland oo wax ka qabanaya Sicir barar ka jira M/Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxda Bankiga Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa bilaabay qorsho uu kaga hortagayo Sicir bararka ka jira Magaalada Hargeysa taas oo ay cabaho badan ka keeneen Shacabka Magaalada Hargeysa gaar aahan kuwa dantyar. Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Magaalada Hargeysa Maxamed Ibraahim Dhoobaale,ayaa shegay in ay lacag farabadan ay deyn ahaan u soo qaadeen si ay kor […]

- Advertisement -

Madaxda Bankiga Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa bilaabay qorsho uu kaga hortagayo Sicir bararka ka jira Magaalada Hargeysa taas oo ay cabaho badan ka keeneen Shacabka Magaalada Hargeysa gaar aahan kuwa dantyar.

Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Magaalada Hargeysa Maxamed Ibraahim Dhoobaale,ayaa shegay in ay lacag farabadan ay deyn ahaan u soo qaadeen si ay kor ugu kacdo lacagta Soamaliland oo hada noqotay mid hos u dhacday halka lacagta dolarka ah ay noqotay mid saro u kacday.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in isaga iyo Wasaarada Maaliyada Maamulka Somaaliland ay qaaden talaabo ay uga hortagayaan sara ukacaas,islamarkaana Sarif layaasha qaarkood ay lacago ka aruuriyeen iyana ay Suuqa geliyeen lacago faraabdan.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka in ay isdejiyan ayna ka warsugaan maadaaama ay haatan u maqan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories