HomeWararDhageyso:-Shariif Xasan"Abaarta ka jirta Koonfur Galbeed Al-Shabaab ayaa nooga daran

Dhageyso:-Shariif Xasan”Abaarta ka jirta Koonfur Galbeed Al-Shabaab ayaa nooga daran

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhibaatada Shacabka Reer Koonfur Galbeed ay Al-Shabaab u geesteen ay weli taagan tahay  marka laga reebo abaartii ka jirtay deegaanada Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. Shariif Xaan ayaa sheegay in dowladdan Cusub ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) looga baahan yahay in ay Afarta Sano ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dhibaatada Shacabka Reer Koonfur Galbeed ay Al-Shabaab u geesteen ay weli taagan tahay  marka laga reebo abaartii ka jirtay deegaanada Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shariif Xaan ayaa sheegay in dowladdan Cusub ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) looga baahan yahay in ay Afarta Sano ee soo socota ay ku dadaalaan sidii loo dhisi lahaa Ciidamo tayeysan oo Al-Shabaab dalka ka saara.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Dowladdii tan ka horeysay ay dhistay Maamul goboleedyada dalka haatan ka jira balse dowladdan dhankeeda looga baahan yahay qalabeynta Ciidamada xoogga dalka Soomaliya si ay usoo celiyaan Sharaftii iyo Karaamadii Soomaaliya.

Hadalkaan ayaa Shariif Xasan Sheekh Aadam waxa uu ka sheegay munaasabad shalay lagu Caleemo-Saarayay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale (Xaaf)

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories