HomeWararDhageyso:-Khilaafka dhanka Hawada ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaaliland oo sii kordhay

Dhageyso:-Khilaafka dhanka Hawada ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaaliland oo sii kordhay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay arinta ku aadan in dowladda Somaaliya lagu wareejinayo Hawada Soomaaliya taas oo lagu Go’aamiyay shirar badan oo lagu qabtay qaar kamid ah Wadamada Caalamka. Farxaan Aadan Haybe Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland oo Maanta Saxaafada kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in marnaba Maamulka Somaaliland uu […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay arinta ku aadan in dowladda Somaaliya lagu wareejinayo Hawada Soomaaliya taas oo lagu Go’aamiyay shirar badan oo lagu qabtay qaar kamid ah Wadamada Caalamka.

Farxaan Aadan Haybe Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland oo Maanta Saxaafada kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in marnaba Maamulka Somaaliland uu aqbali doonin in Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxaa kaloo hadalkiisa uu intaas ku daray in Somaaliland ay tahay mid kal hore Go’aan ka qaadatay arimaha  Soomaaliya islamarkaan ay tahay dowladd Gooni ah wax kastana u madaxbanaan awoodna u leh in ay Hawadeeda Maamulato.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay hadii Hawada Soomaaliya maamulideeda lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya ay taasi keeni kaerto dhibaato ka dhalata Gobolka ilamarkaana Soamaliland ay diyaar u tahay in cidwalbaa ay iska difaacdo sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeen waxa uu sheegay in ay wanagsan tahay in wax walba wadahadal lagu dhameeyo taasina ay dan ugu jirta Ummadda Somaaliya iyo tan Soomaaliland.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories