HomeWararDhageyso:-Madxweynaha Puntland"Colaada Gobolka Mudug ayaan ka gacan siin doonaa

Dhageyso:-Madxweynaha Puntland”Colaada Gobolka Mudug ayaan ka gacan siin doonaa

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxwaynaha  Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland ay iska kaashanayaan soo afjarida Colaada ka soo Cusboonaatay qaybo kamid ah gobolka Mudug. Madaxwaynaha Puntland ayaa caleema saarka madaxwaynaha Galmudug  ka sheegay inuu horay madaxwaynahan u sheegay inuu ka shaqaynayo dib u heshiisiinta isla markaana uu awooda kusiinayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwaynaha  Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland ay iska kaashanayaan soo afjarida Colaada ka soo Cusboonaatay qaybo kamid ah gobolka Mudug.

Madaxwaynaha Puntland ayaa caleema saarka madaxwaynaha Galmudug  ka sheegay inuu horay madaxwaynahan u sheegay inuu ka shaqaynayo dib u heshiisiinta isla markaana uu awooda kusiinayo wixii ay karaan Puntland.

- Advertisement -

Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay Caleema saarkii Galmudug ayaa yiri”

“Xaaf maalintii la doortay ayuu sheegay, nabada iyo dib u heshiisinta anaguna gacan ayaan ka siinaynaa, Puntland iyo Galmudug wax badan ayey wadaagaan Ganacsi iyo sokeeye iyo isu socod, si taasi u hirgasho waa in colaada la joojiyo, xuduudaha sharciga ahna la ixtiraamo, siyaasiyintana ay ilaaliyaan nabada Gobolka”ayuu yiri Gaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts