HomeWararDhageyso:- Ra'iisul Wasaaraha" Dhismaha Wadooyinka amniga ayay ka qeyb qaataan

Dhageyso:- Ra’iisul Wasaaraha” Dhismaha Wadooyinka amniga ayay ka qeyb qaataan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xasan Cali kheyre,ayaa Maanta dhagax dhigay Wadada Sodonka oo kamid ah Wadooyinka ugu muhiimsan ee ku yaalla Magaalada muqdisho, taas oo dayactir lagu sameynayo waxana Munaasabad dhagax dhiga Goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir. Isagoo Goobta ka hadlayay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu dhowr qodob u kala qaaday dhismaha […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xasan Cali kheyre,ayaa Maanta dhagax dhigay Wadada Sodonka oo kamid ah Wadooyinka ugu muhiimsan ee ku yaalla Magaalada muqdisho, taas oo dayactir lagu sameynayo waxana Munaasabad dhagax dhiga Goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Isagoo Goobta ka hadlayay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu dhowr qodob u kala qaaday dhismaha Wadooyinka Muqdisho iyo kaalinta ay kaga jiraan Danaha Bulshada Somaaliyeed.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dhismaha Wadooyinka ay koow qeyb ka qaataan Bilicda Caasimada  fududeynta nolosha  dad weynaha iyo kaalinta ugu muhiimsan ee ah dhanka amniga.

Ra’iisul Wasaare Kheyre,ayaa sidoo kale sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu siweyn uga qeyb qaadan doono in dhamaan ladhiso Wadooyinka weli burbursan ee aan la dhisin kuwaas oo ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay Shacabka Somaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Caasimadda Dalka Somaaliya ee Magaalada Muqdisho ay kaalin weyn ka qaataan sidii loo dhisi lahaa Wadooyinka Muqdisho ee ku burburay dagaaladii Sokeeye.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories