HomeWararDhageyso:-Ciidamo lagu daadiyay Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso

Dhageyso:-Ciidamo lagu daadiyay Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidamada Booliiska Maamulka Puntland ayaa inta lagu guda jiro Busha Barakeysan ee Ramadaan waxa ay qeybo kamid ah Gobolka Karkaar  Puntland ka bilaabi doonan howlgal qorsheysan oo ka kooban dhowr nooc. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay kula dagaalami doonaan rag mararka qaar falal lidi ku ah amniga ka geesta deegaanada Puntland iyo waliba sidoo kale […]

- Advertisement -

Ciidamada Booliiska Maamulka Puntland ayaa inta lagu guda jiro Busha Barakeysan ee Ramadaan waxa ay qeybo kamid ah Gobolka Karkaar  Puntland ka bilaabi doonan howlgal qorsheysan oo ka kooban dhowr nooc.

Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay kula dagaalami doonaan rag mararka qaar falal lidi ku ah amniga ka geesta deegaanada Puntland iyo waliba sidoo kale dad xiliyada Ramadaanka Magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe Cunto ka kariya Xiliyada Maalintii.

- Advertisement -

Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Karkaar Axmed Yuusuf Jaqanaf oo Warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu sharaxayaa qorshaha howlgalka iyo waliba deegaanada ay wajihi doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories