HomeWararDhageyso:-Caqabada ka dhalan karta Isticmaalka qaab Milateri ee Dekadda Berbera

Dhageyso:-Caqabada ka dhalan karta Isticmaalka qaab Milateri ee Dekadda Berbera

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xili malin kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliland Sacad Cali Shire uu  sheegay in Imaaraadka ay Saldhig Berbera u isticmaali karaan ujeedo kasta oo ay ku jiraan, tababarka, ilaalinta badda iyo howl galada Milateri iyadoona durbaba ay taasi keentay inay ka hadlaan xeeldheerayaasha dhinaca amaanka waxayna ku tilmaameen mid gobolka ku keeni karta xasilooni daro. Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xili malin kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliland Sacad Cali Shire uu  sheegay in Imaaraadka ay Saldhig Berbera u isticmaali karaan ujeedo kasta oo ay ku jiraan, tababarka, ilaalinta badda iyo howl galada Milateri iyadoona durbaba ay taasi keentay inay ka hadlaan xeeldheerayaasha dhinaca amaanka waxayna ku tilmaameen mid gobolka ku keeni karta xasilooni daro.

Cabdi Xaliim ibraahim oo ah bare Jaamacaddeed kana faalooda arimaha Siyaasada iyo amniga ayaa sheegay in laga dhaxli karo caqabad amni hadii Saldhiga Barbara ciidamada imaaraadka ay u adeegsadaan goob ay ku duulaan xilli  Berbera ay 250 KM u jirta koofurta Yemen halkaasoo  ay ka dagaalamaan  Jabhadda Xuutiyiinta.

- Advertisement -

Saldhigga ayaa wali ku socda dhisme, hase ahaatee maraakiibta dagaalka ee Imaaraadka Carabta ayaa mar dhoweyd ku soo dhowaaday biyaha Berbera, gaar ahaan meel u dhow Dekeda oo dhowaan lagu wareejiyay Shirkadda DP World ee imaaradkla Carabta

Xalay ayaa waxaa Dekadda Magaalada Berbera soo gaaray Markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta kaas oo sida la sheegay sida Shixnad Gargaar ah oo loogu talo galay dadka ay abaartu saameysay eek u nool deegaanada Maamulka Somaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts