HomeWararAkhriso:Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalo ka dhacay Shabeellaha hoose

Akhriso:Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalo ka dhacay Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xaalad deganaansho ah ayaa laga dareemaya deegaano ku yaalla degamda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose  halkaas oo Maanta ay ku wada dagaalameen maleeshiyaad u abaabulan hab beeleed waxana dagaalkaas ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa intiisa badan waxa uu ka dhacay Goobo ku dhaw dhaw deeaganka muuri ee duleedka degmada Afgooye,waxan […]

- Advertisement -

Xaalad deganaansho ah ayaa laga dareemaya deegaano ku yaalla degamda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose  halkaas oo Maanta ay ku wada dagaalameen maleeshiyaad u abaabulan hab beeleed waxana dagaalkaas ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka ayaa intiisa badan waxa uu ka dhacay Goobo ku dhaw dhaw deeaganka muuri ee duleedka degmada Afgooye,waxan la xaiijiyay in dagaalkaas ay ku geeriyoodeen in la xaqiijiyay 7  Ruux oo isugu jira Maleeshiyaadkii dagaalamay iyo Dad Shacab ah.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ee iminka nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in imimka xaaladu ay tahay mid degan walow markasta la filan karo in ay wada dagaalaamaan maadaama ay Ciidamadii weli ishor fadhiyaan.

Deegaanada Gobolka Shabellaha hoose ayaa mudooyinkii u dambeyay waxaa ka dhacay Dagaal beeleed khasaaro kala duwan ka dhashay iyadoo weli aysan jirin xal kama dambeysa ah oo laga gaaray Dagaaladaas ku soo noq noqday Shabellaha Hoose.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories