HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo Maalmo kadib ku soo laabtay M/Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maalmo kadib ku soo laabtay M/Muqdisho

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxamed cabdullaahi (Faramajo) Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maalmo kadib waxa uu Maanta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka Somaaliya ee Magaalada Muqdisho,iyadoona siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay qeyb ka ahaayeen Wasiiro ka tirsan dowladda ayaa waxay booqashooyin kala duwan ugu maqnaayeen Wadamada Sucuudiga Jabuuti iyo Safarkii ugu dambeeyay oo uu Maanta uga yimaadeen Magaalada doxa ee Wadanka Qadar.

Inta uu maqnaa madaxweynaha waxa uu la kulmay Madaxda Wadamada uu booqday,isagoo kala hadlayay arimo ay kamid yihiin amniga dhaqaalaha iyo waliba sidoo kale xoojinta xiriirka Wadamadaas.

Madaxweyne Farmaajo,ayaa sidoo kale waxa uu dalka sucuudiga kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump,kadib markii uu dhamaaday shirkii Wadamada Jaamacadda Carabta iyo Mareykanka ee ka furmay Gudaha dalkaasi Sucuudiga isagoo kala hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa la dagaalanka Al-Shabaab

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories