HomeCaalamkaSadax Ganacsata oo Tunisia u dhashay oo la xiray

Sadax Ganacsata oo Tunisia u dhashay oo la xiray

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ganacsatadaan la xir xiray  ayaa lagu eedeeyay dagaalo inay huriyeen iyo  colaado badan ka inay ka qeyb-qaateen Nimankaan  la xiray xiray ayaa sidoo kale madaxweynaha dalkaasi 2011 –kii kacdoonka lagaga soo horjeeday ee Zene el Abidine ka soo muuqday dhowr meelood oo kala duwan Danbiyo  dagaal iyo musuq-maasuq aad dalka ka gasho waa isku mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsatadaan la xir xiray  ayaa lagu eedeeyay dagaalo inay huriyeen iyo  colaado badan ka inay ka qeyb-qaateen

Nimankaan  la xiray xiray ayaa sidoo kale madaxweynaha dalkaasi 2011 –kii kacdoonka lagaga soo horjeeday ee Zene el Abidine ka soo muuqday dhowr meelood oo kala duwan

- Advertisement -

Danbiyo  dagaal iyo musuq-maasuq aad dalka ka gasho waa isku mid sidaasi waxaa saxaafadda Tunisia u sheegay ra,iisul wasaaraha youssef chahed,

Wadanku wuxuu galay waqti la kala ogaado ninka qaranka daacada u ah iyo raga isku daya inay shacabka maran habaabiyaan  ayuu sii raaciyay mr youseef chahed,

Ganacsatadaan la xiray ayaa kala ah chafek jarraya yassine chenoufi iyo taliye sare ridha ayeri danbiyada lagu xiray ayaa sidoo kale ku jira kiis ay galeen sanadkii 2015,

- Advertisement -

Dad badan ayaa isugu soo baxay magaalada kuwaasoo ka careysan ragaan la xiray kuwaasoo erayo ka dhan ah dowladda boorar ku soo qortay

Wadanka Tunisia ayaana ka mid ah wadamo carbeed oo kacdoon sameeyay kuwaasoo ku guuleystay inay iska hor wareejiyaan madax kursi mudo dheer ku fadhiday

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts