HomeWararSawiro:Khasaarihii ka dhashay qaraxii ka dhacay M/Boosaaso oo sii kordhay

Sawiro:Khasaarihii ka dhashay qaraxii ka dhacay M/Boosaaso oo sii kordhay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Imiidaamin ah oo Caawa Maqribkii ka dhacay Bar-koontorool oo ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Maamul goboleedka Somaaliyeed ee Puntland. Qaraxa ayaa haa mid Gaari loo adeegsaday waxana uu qarxay Gaariga markii la istaajiyay Goob lagu baaro ciidamada oo ku taalo Magaalada Boosaaso. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Imiidaamin ah oo Caawa Maqribkii ka dhacay Bar-koontorool oo ku taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Maamul goboleedka Somaaliyeed ee Puntland.

Qaraxa ayaa haa mid Gaari loo adeegsaday waxana uu qarxay Gaariga markii la istaajiyay Goob lagu baaro ciidamada oo ku taalo Magaalada Boosaaso.

- Advertisement -

Inta la xaiijiyay 4 ruux ayaa qaraxaasi ku geeriyootay halka dhaawacuna uu intaas ka badan yahay,waxana la filayaa in saacadaha soo socda Saraakiisha Ciidamada Puntland ay faah faahin ka bixiyaan.

Hoos Ka Daawo Sawirada

a

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts