HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo"Ciidamada Hiil Waalal dhiigooda ayay noo hureen

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Ciidamada Hiil Waalal dhiigooda ayay noo hureen

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) oo Maanta gaaray dalka Jabuuti ayaa ka kulmay dhiggiisa dalkaasi Jabuuti iyagoo ka wada hadlay arimo dhowr ah oo ku sabsan xaalada dalka Somaaliya. Madaxweynaha Soamaliya ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta Dalka Jabuuti loogu sameeyay isaga iyo Wafdigiisa,waxa uuna sheegay in dowladda Jabuuti ay tahay dowladd jecel Midnimada Somaaliya. Labada madaxweyne […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) oo Maanta gaaray dalka Jabuuti ayaa ka kulmay dhiggiisa dalkaasi Jabuuti iyagoo ka wada hadlay arimo dhowr ah oo ku sabsan xaalada dalka Somaaliya.

Madaxweynaha Soamaliya ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta Dalka Jabuuti loogu sameeyay isaga iyo Wafdigiisa,waxa uuna sheegay in dowladda Jabuuti ay tahay dowladd jecel Midnimada Somaaliya.

- Advertisement -

Labada madaxweyne oo kulankooda uu ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Jabuuti,ayaa waxa ay ka wada hadleen,waxaa shaaciyay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Mudane Geelle ayaa sheegay in madaxweynaha Somaaliya ay ka wada hadleen arimo ay kamid yihiin amniga Dhaqaalaha,iyagoo ugu dambeen ku heshiiyay in dowladda Jabuuti ay taageero Hiil iyo Hoo ahba la garab istaagto dowladda Soamaliya.

Ugu dambeen Madaxweynaha Somaaliya ayaa dowaldda Jabuuti kaga mahadceliyay Ciidamadeeda ka jooga Somaaliya ee dhiigooda iyo Naftooda u huraya Somaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Somaaliya

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories