HomeWararDhageyso:-Howlgalkii Ciidanka Dowladda ee Degmada Wadajir oo soo gaba gaboobay

Dhageyso:-Howlgalkii Ciidanka Dowladda ee Degmada Wadajir oo soo gaba gaboobay

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Ciidamada dowladda federaalka Somaaliya ayaa howlgal ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir howlgalkaas oo ah mid amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalka ayaa intiisa badan waxa uu ka socdaa Xaafada Siliga Ameerikaanka,waxana siwadjir ah uga qeyb qadanaya Ciidamada Meleteriga iyo kuwa Booliiska Somaaliya oo garab ka helaya kuwa Amisom, kuwaas oo joojiyay isu […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda federaalka Somaaliya ayaa howlgal ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir howlgalkaas oo ah mid amniga lagu xaqiijinayo.

Howlgalka ayaa intiisa badan waxa uu ka socdaa Xaafada Siliga Ameerikaanka,waxana siwadjir ah uga qeyb qadanaya Ciidamada Meleteriga iyo kuwa Booliiska Somaaliya oo garab ka helaya kuwa Amisom, kuwaas oo joojiyay isu socodka dadka iyo Gaadiidka Xaafada Siliga.

- Advertisement -

Weli Saraakiisha ciidamada Dowladda Somaaliya mashaacin waxa xiligaan ku soo beegan howlgalka iyo waxyaabihii ay ku soo qabteen.

Qof kamid ah dadka deegaanka oo aan la xirirnay ayaa faah faahin ka bixinaya qaabka uu howlgalka u dhacay iyo dadkii lagu qab qabtay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories