HomeWararCiidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal ka wada Xaafada Siliga ee D/Wadajir

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal ka wada Xaafada Siliga ee D/Wadajir

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ciidamada dowladda federaalka Somaaliya ayaa howlgal ka wada Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir howlgalkaas oo ah mid amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalka ayaa intiisa badan waxa uu ka socdaa Xaafada Siliga Ameerikaanka,waxana siwadjir ah uga qeyb qadanaya Ciidamada Meleteriga iyo kuwa Booliiska kuwaas oo joojiyay isu socodka dadka iyo Gaadiidka Xaafada Siliga. Weli […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda federaalka Somaaliya ayaa howlgal ka wada Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir howlgalkaas oo ah mid amniga lagu xaqiijinayo.

Howlgalka ayaa intiisa badan waxa uu ka socdaa Xaafada Siliga Ameerikaanka,waxana siwadjir ah uga qeyb qadanaya Ciidamada Meleteriga iyo kuwa Booliiska kuwaas oo joojiyay isu socodka dadka iyo Gaadiidka Xaafada Siliga.

- Advertisement -

Weli Saraakiisha ciidamada Dowladda Somaaliya mashaacin waxa xiligaan ku soo beegan howlgalka iyo waxyaabihii ay ku soo qabteen.

Wararkii ugu dambeeyay ee na soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in iminka weli uu howlgalku socdo islamarkaana Ciidamadu ay baarayaan dadka Wadooyinka Xaafada Siliga Mara isticmaalaya.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories